March 2015

Ku Soo Dhowoow Warsidaheenna​
Oraahda Tifaftiraha
Bishaan waxaan diiradda saareynaa wada-hawgalka – lala leeyahay dowladda dhexe, maamullada degaanka, NGO-yada iyo ganacsiyada gaarka loo leeyahay – si loo qaabili baahiyaha dhammaan muwaadiniinta  Soomaaliyeed....

​ A Note from the Editor​​
This month we focus on partnership – with central government, local administration, NGOs and local businesses – to meet the needs of citizens across Somalia....

 'I am a Somali woman/waxaan ahay haweeney Soomaaliyeed'. Gabeyga Sahro Kooshin waxaa uu furitaan u ahaa munaaqasho ku saabsan ka-qaybgalka haweenka Soomaaliyeed ee arrimaha madaniga ah oo lagu qabtey xafiiska mac-hadka Rift Valley Institute ee Nayroobi 6dii Febraayo 2015. Shirka, oo ay soo qabanqaabiyeen mac-hadka...