January 2015

​Ku soo dhow Warsidaheenn
Farriinta kooban ee Tifaftiraha​​​
Bishan waxaan muujineynaa kala duwanaanshaha hawsha aan ka wadno Soomaaliya iyo hababka kala duwan ee aan ku aqoonsaneyno una hirgelinineyno mashaariicda.​​...

‘Iftiiminta Gaalkacyo’ waa mid ka​ mid ah mushaariicdeenna degaannada ku wajahan ee gacanta ka geysanaya maamulka dowladeed iyo nabad-dhisidda.​​​​​...

​Mashruuca waraabka biyaha dhibcaha ah ee SOMGIT waa mid ka mid a maalgelinteenna qaybaha kala duwan ee dhaqaalaha aan ku sameyneyno. Waxaa uu beeralleyda Shabeellaha Dhexe ka caawinayaa sii wanaajinta maciishadahooda​.​​​​...

A Note from the Editor​​​
This month we are highlighting the diversity of our work in Somalia and the different approaches to identifying and implementing projects....