November 2014

​Welcome to our Newsletter​
A Note from the Editor​
The Somalia Stability Fund is proud to showcase its core governance projects - at federal, federal state and district levels....

Farriinta kooban ee Tifaftiraha
​Sanduuqa Somalia Stability Fund waxaa uu isaga oo ku faraxsan soo bandhigayaa tusaalayaal ka mid ah mahsaariicdiisa ugu waaweyn ee ku aaddan maamulka dowladeed – heer federaal, heer dowlad-goboleed iyo heer degmaba.​​​...